Monthly Archives: August, 2015

Browse our exclusive articles!

Aqriso Heshiiskii ay Kala Saxiixdeen Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna

Degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Waxaa maanta lagu Qabtay xaflad ay hishiis ku kala saxiixdeen mas'uuliyiinta maamulka Galmudug State iyo Ahlu Sunna...

Daawo “Keyga Lihi Kaagana Waan Kula Leenahay” Majeerteen oo Fariin u Direy Shariif xasan

Beryahanba 3da gobol ee uu maamulo Shariif Xasan waxaa ka socdey halheys oroneysa ku qabso ku qadi meyside walo hal xubin lagaa siiyo, Qaar...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Dalka Marsar Kula Hadley Ciidamo Tababar halkaasi u Jooga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Xoogga...

Taliyihii Ciidanka Boliska Ee Doolow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Beled xaawo oo La Diley

Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somalia ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dagaal culus oo ku Dhex-maray Deegaanka Kabis oo Degmooyinka Balad-Xaawo iyo Garbahaarey u dhexeeya...

Daawo Gogol ay Dhigeen Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe

Daawo gogol nabadeed ay dhigeen maamulka shabeelaha dhexe . https://www.youtube.com/watch?v=1B6zYQKbH4M

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img