Daawo Qaar Ka Tirsan Xidhibaanada Dowlada Federalka pp Ka Doodaya Mooshinkii Laga Keeney Madaxweynaha

0
224

xildhibanoKol dhow ayey kolkii ay moshin ka keeneen madaxweynaha qaar ka tirsan xildhibanada dowlada federaalka ayagoo ku eedeeyey inuu lunsadey hanti qaran, Telfishinka qaran ayaa habeenkii xaley waxaa uu dood u qabtey qaar ka tirsan kuwii mooshinka keeney iyo kuwa kasoo horjeeda doodiina sidan ayey u dhacdey.