Xog Ay Heshey Daafeet Media Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan oo Beelaha Hawiye Laga Siin Doono 15 Xildhibaan

12
35

sadWarar ina soo gaaraya magalada muqdisho oo aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maamulka shariif xasan ay madaxa isugula jiraan sidii loo qeybsan lahaa xildhibaanada baarlamanka maamulka shariif.

Muran xoogan ayaa waxaa uu ka taagan yahay qaabkii loo qeybsan lahaaa xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi’ Ayadoo qabaa’ilada qaarkii sida digilka oo kale ay aaminsan yihiin in loo qebsado qaab deegaan halka biyamaalna ay aaminsan yihiin in loo qeybsado qaab qabiil, Balse waxaa taasi kasii daran kuwo aan deegaaankaba degeneyn oo aan wax shuqul ah ku laheyn xoogana ku heysta gobolka sheebalaha hoose oo ayagana raba in qaab qabiil wax loo qeybsado.

Dhanka kale wararka kale oo aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in shariif xasan uu rabo in xubnaha baarlamaanka maamulkiisa marka seddex loo qeybiyo qeyb ka mid ah uu ka dhigo beelaha uu ku naas nuujinaayo gobolka shabeelaha hoose taasoo ay qabaailada qaarkood ay si aad ah ugu soo horjeesteen.

Shariif Xasan ayaad moodaa in uu dabacsanan weyn ka heley odey dhaqameedyada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose taasoo u sahashey in gobolka shabeelaha hoose uu maamulkiisa kusoo daro dad aan deegaan u dhalan isagoo weliba hada kusii han weyn in isla kooxahaasi uu numbar badan ka siiyo xubnaha baarlamaankiisa.

12 COMMENTS

  1. Asw walaalkey shariif xassan. Xaqa dhoor si cadaalad leh umadaan masaakeent Allah eh wax ugu wabi fadlan. Xaqa Iyo baadhilka kala Saar waa wax cadiga kuu roon cadoonyo Iyo aqiro wabillahi towfiiq.

  2. Elaay sempere elaay ma biyomaal iyo hawiye ayad isla meel dhigtay Aniga hore u ogaa wax adinka xun inu somali ku jirin wana sababta uu ilaah adinkaca dhigay somalida kuwa ugu liito.bimaal goobolka shabelaha hoose iyaga leh ilaah kasokow wana kan Manta u dhumaneyaa. Dhul ninka leh u dhibto meshaan baryo ma taalo shebslaha hose elaay wax malaga weydinaayo!!!

  3. MIDKA WEBKA ISKA LEH AMA QORAAGA WEBKA MA AQAAN WAXA KAL QALDAN BALSE SHAKI KUMA JIRO INUU DIGIL YAHAY, QORAALKIISA WAXAA KU CAD INUU HURDO WAR SH/HOOSE BIMAAL AYAA ISKA LEH WAAYO WAA DAD UDAGAALAMAAYO DHIIGOODANA UDAADIYO GOBOLKA SI DADKA DEEGAANKA NABAD IYO XURIYAD UHELAAN, WAA KAA SHARIIF SAKIIN KISTIINA HAWIYE UQEYBINAY HADEY DAACAD KA TAHAY MUXUU BAAY IYO BAKOOL UGU MAGACAABI WAAYEY, MIDA KALE ANAGA WAAN TASHANEY ADEER GOBOLKA MEEL ALLE MEESHAAN KA DEGANAHAY NAFTEENA AYAAN DUL DHIGEENAA, DIGILNA AFGOOYE IYO DAAFEET AYAA HAWIYE UGU TALIN DOONA, INTAAD BIMAAL FIIRINEYSAAN AYAAD ADUUN SEEGI DOONTAAN, WAR NAF ISKU YEELA DULMIGANA ISKA DULQAADA, DIGIL WAA WAXAA NAHAY DAD DEEGAAN KA DHAXEEYA IYO DERISNIMO, WAXAA IGA DARDAARAN AH INAAD RIYADA MAALINTA INAAD ISKA DEYSAAN DEEGAANKIINANA KA XUREYSTA CADOWGA DUL DEGAY GOBOLKA…….. !

  4. Loool dad ma anaa moodey mise xuruufaha iyo sida wax loo aqriyaa ka qaldan wiil biyamaal iyo wiil ismiin aqriska bal dib uGu noqda nuxurkiisana fiiriya hadalka sidaad u dhigteen webka uma dhigin ee caatifada iska daaya webka waxa uu heysto ee uu wax ka sheegaayo waa dadka duulaanka ku ah deegaanka ee biyamaal ma eheyn qoraalkana waxaa uu u dhiban yahay sidan halka biyamaal iyo kuwo aan deegaanka shuqul ku leyhena ay aaminsan yihiin in loo qeybsado qaab qabiil maadaama uusan jirin deegaan ay ayaga degaan marka la yaab maleh in aad sidaa u fahantaan waxaa laga yabaa inaad seeraale u baahan tihiin ee digil iyo webka waxba idinka halen idinkaa meel cidlo ka boodey wabilaahi towfiiq

  5. saaxiibayaal Biimal wa ajiran yahay walahi
    marko bulo jan uu ka dagaa , 12koofi aa kaga badan mel akle ayd agan malahn inta akle waa dad jareer masaakin ah diiglka horey u dulmay sasna mano xajow aabaheed soo dhaweystay , dagalka ay shegayaan marko xitaaa habar gidir aa malinw aliba idinku bur brusta ,marka saxibayal is dajiya , nacas nimada iska daya waxii leydin siiyo qata digil waa idin soo dhaweeyey si nabad ah kula noolada , dhibkana iska daya wax aad difaceysan malahan , nacasiintiina fiqi iyo bare ,ibrahim c xaji aba dhib idnkugu filan

    • SXB CAADI ISKA DHIG WAX LA SHEEGTO WAXBA LAGUMA LAHAADO CIDA GOBOLKAASI ISKA LEH SUAAL KAMA TAAGNO, WAXNA NAGAMA QALDANA HADAAN BIIMAAL NAHAY QASHINKA HAWIYE AY SOO DIRSADEENA WAA KAA BAL, BAL ARAG ASAGOO GOBOLKA KU NASTA SHIKINA UGUMA JIRO INEYSAN WAXBA KA CUNEYN MEESHA BALSE DADKEENA AYAA CABSADA OO XIL UMAGACAABA LAALUUSH AHAAN CADI IDIN GEYSEY DARTEED CIDA WAX KU WEYN DOONTANA BAL AAN ARAGNO

  6. DAMEER IYO NINKII SAARAN DAYMA IG DEEQDO SHARIF SAKIIN IYO MAAMULKISA IYO WIXII TAGEERA WAA II CADOW MEESHAN KU ARKO AYAAN KULA DAGALAMAYA QAAB QABIIL KU QAYBSADA AMA QAAB DEGAAN WAX SOCONAAYO MA JIRAAN BALANTENU WAA LIXDA GOBOL

  7. Mad xasan # walaalayaal warkaas bal fiiro gaar ah haloo yeesho aqriskana dib ugu noqda, cadowga waa mid sidaas u ogaada yeysan idinka hoos bixin walaalaha daafeed ……mahadsanidiin

  8. Waxaad dhihi kartaan walaalaha bimaal oo aaminsan qaab qabiil in loo qeybsado halka kuwa kale aan deegaanka shaqo ku laheyn ayagana sidaas oo kale aaminsan in loo qeybsado this is da best way bro tnkz

  9. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Wxaan taageerayaa fikirka luuq gannaane,xal kale meesha mayaalo oon ahayn in dagaalka la sii wado ilaa laga helo xoriyadda.

Comments are closed.