Daawo Ex Xildhibaan Muuse Yalaxow Hadal uu Yiri 11 Sano Ka Hor oo Hada La Taagan yahay

2
53

muuse_sudiEx xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa 11 sano ka hore waxaa uu ka hadlayey waxa lala damacsan yahay somaliya iyo kooxaha hormuudka u ah burburinta dalka somaliya bal nala daawada hadaladii uu ku Hadley Muuse Suudi Yalaxow 11 sano ka hor.

2 COMMENTS

  1. waxaan marqaati ka ahay inuu yahay muwaadin somaali ah oo xalaala wax garadna ah kooxo gaajaysan wax walbana oo dalka ku saabsana iibsanaya dawlado liita oo gaajaana iska daba socda dhiiga daadanaya ee somaaliyeedna dan ka laheen cid walbana magacyo ula baxaya si waligeed dagaal loogu jiro ilaa somaali ku baabado ayaa wadankii gacanta ugu jiraa shacabka somaaliyeed ilaa ay kacaan dantoodana gartaan diidaana cida aysan dani ugu jirin oo somaali kacdo dalku kaaxo ajnabi ah oo somaali tirtirkeed ka shaqeenaya iyo kooxo somaali ah sidaa ku biil qaata ayaa dadku somaaliyeed u adoon sanaanayaay

  2. waxaan marqaati ka ahay inuu yahay muwaadin somaali ah oo xalaala wax garadna ah kooxo gaajaysan wax walbana oo dalka ku saabsana iibsanaya dawlado liita oo gaajaana iska daba socda dhiiga daadanaya ee somaaliyeedna dan ka laheen cid walbana magacyo ula baxaya si waligeed dagaal loogu jiro ilaa somaali ku baabado ayaa wadankii gacanta ugu jiraa shacabka somaaliyeed ilaa ay kacaan dantoodana gartaan diidaana cida aysan dani ugu jirin oo somaali kacdo dalku kaaxo ajnabi ah oo somaali tirtirkeed ka shaqeenaya iyo kooxo somaali ah sidaa ku biil qaata ayaa dadku somaaliyeed u adoon sanaanayaay sida baydhabo aniga iga qabsatay anoo nin marti uah ayaa nin cadaana oo baydhabo eeraboorka xero ku leh amar ku bixiyay in lay dilo oo somaali baydhabo masuuliyiin ka ah shirqool dila ii dhigeen balse markaas waan ka maqnaa goobtii la rabay in laygu dilo markii danbane inkii cadaanka ahaa wuxuu amaray in lay xiro xabsigana laygu dilo laakiin waxaa fahmay muwaadiniin somaali ah shacab iyo ciidankii boliska baydhabo oo si taariiqi ah u fashilayay tuugtii ninka cadaanka ee eeraboorka baydhabo deganaa uu iisoo diray ninkaasi waxuu ka tirsan yahay kambani bareebada ka matirsana dawlad wuxuuna baydhabao ujoogaa laynta dadk somaaliyeed ee baydhabo degan dakuna sidaas may oga xerda eeraboorka aya lagu waardiyeeya waa dad qal cunay somaali badan waxa ka dhacas baydhabo oo dila asagaa dad u dirsada taasaan marqaati ka ahay ilaahay anoo ku dhaaranaya dadka reer baydhabo iyo somaali oo dhanba taa ha ogaadeen

Comments are closed.