Aqriso:Warqad Qoraal ah oo Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha 6da Gobol ee Koonfur Galbeed Mudane madoobe Nuunow Maxamed

2
200

madoobeTariiqdu kolkey aheyd 17 bishii feb 2015 ayaa waxaa waqad ku soto dhowr meelood kasoo baxdey xafiiska madaxweynaha koonfur gelbeed ee 6da gobol Mudane Madoobe Nuunow Maxamed warqadiina waatan ee nala aqrista.

15kii Disember 2014

15kii Disember 2014

2 COMMENTS

  1. Qodobada marki xoreyba waxa ay ahayeen QAWDA MAQASHI WAXBA HA UU QABAN mamul 3 Gobol wax la dhahayo ma jiro Rabitanka Shacabka qofna ma boobi karo haduu bobana ilaa xadke u haysan kara xil aan lo rabin ama aan lo dooran Madaxweyne Madobe Nunow, inta uu u qorayo warqadan iyo kuwa iskoda isu doortey iyo Bobland waa is wada ogyihiin is tami to wake up and smell the coffee Degandi Aw DIGIL oo dhan waa la gatey,wax maanta fara ku jiro ma jirto, Miriflena BAkool 3 Degmo ayaa laga Gatey Digil iyo Mirifle Godkoda aya Biyo Kofuur Galbeedka aad shgeysiin waa mahay Ninki tiisa daryeela tu kale ku daro.

    Qabiladka Dambisha lagu so Qadey oo sidi dangada Deganada DM ayaa mamulkoda waxa laga siyeey ogada Deganada iyo Mamulo ayaga uu gaar aha ayeey Qaban oo qofna aan la wadagin. DM malin kasta Victim ma ahaan karno XURDADA KA KACA Caruurtina 2015 GUMEYSI CUSUB HA UU OGOLANIINA. NABAD LA TUUGEY NABADI MA NOQOTO .
    MADOBE NUNOW MAMULKISA WAA INEY BIG PICTUREKA nanaga leyahay iyo kuwa na noo so adegsadey waa iney arkaan. SHEKADANI ALAMTARA WAA DHAAFTEY.

Comments are closed.