Daawo Amiin Camir Sawir uu Sameeyey “Yaa Badbaadin Doona Somaliya”?

7
156

calankaXaalka somaliya haduu yahay sidan uu u dhigey Amiin Camir waaba suaal u baahan in la is weydiiyo yaa badbaadin doona qaranimada umada somaliyeed, Mise somaliya xaalkeeda waaba gabagaboo wexey ku biiri doontaa oo laga sii xukumi doonaa Kenya iyo Ethiopia.

somalia

7 COMMENTS

  1. Hadaad wax tareysaan 24 sano ayaad wax tari laheydeen waayo umadii dhan wey idin naceen wiil abgaal weliba waxaad kadhalatey dad cawaan ah

  2. Soomaaliya waxa badbaadin karaa iyada oo dhammaanteeda heshiisaa iyo in la iska dhaafo ithopia iyo keenya oo lakaashto dowlado islaam ah sida Turki iyo masar oo kale lkn keenya iyo ithopia waa cadowga koowaad Ee Somalia lkn madaxdo cidkale mayaqaaniin Aanka aheyn ithopia iyo keenya wll ha waxan leeyahay ha iska daayaan labadan aqaabada Ku ah Somalia wabillaahi toowfiiq

  3. Kkkkkkkkk runta lagama weecdee xaq dadoowna lama xaqiree darisnimo hawiyaa leh intii ciil qabtana allaha caafiyo wadan kaan ninaa hawiye eheen sugimaayo

Comments are closed.