Madaxweynaa dowlad goboleedka koonfur oo u waramayey telfishinka universal ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey bananbixii ey dadka ku dhinteen ee ka dhacay magalada...
Bananbax malin ka hor ka dhacay magalada baydhaba oo ey ku dhinteen muwaadiyiin kasoo jeeda koorker galbeed ayaa waxaa ka waramey taliyaha ciidanka boliska...