Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso…Ergayntii Jawaari ee Baydhaba oo dhimatay inta ayan dhalan

Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya isla markaana ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaarey) oo ku sugan  magaalada Baydhabo caasimada...

Gudoomiyaha Barlamanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo Kol Dhaweyd Gaarey Magalada Baydhaba

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Amaanka Baydhabo ayaa si aad...

Daawo Sawirada Doorashada Gudomiyaha Barlamanka Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Waxaa maanta xarunta ADC ee Baydhabo oo xarun u ah maamulka lixda gobol ee Koonfur-galbeed lagu doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas. Xilkan ayaa waxaa u tartamay...

Gudoomiye Jawaari oo maanta oo isniin ah ku wajahan Baydhabo

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu maanta oo Isniin ah booqandoonaa magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed...

Dhegayso..Shaam”Shacabkii waxa Bililiqaysanaya Ciidamo beeleedka Dowlada”

              Ayadoo ciidamada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM ay ku howlan yihiin sidii ay shacabka gobolada dalka ay uga xorayn lahaayeen cabsida Shabaab...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img