Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Somaliya iyo Somaliland oo Qodobo Dhowr ah Isla Meel Dhigey

Wadahadalladii gellinkii dambe ee shalay ku dhex-maray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo kan Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa...

Dhegeyso:- Bare Hiiraale oo Sheegey In Madaxweynaha Dowlada Federalka uu Ku Tuntey Dastuurka

Bare hiiraale ayaa isaga oo la hadaalaya warbaahinta si adag kaga hadley hadal kol dhaweyd kasoo yeerey madaxweynaha dowlada federalka somaliya oo uu ku...

Daawo:- Wareysi uu Bixiyey Nicholas Kay oo uu Kaga Hadlaayo Arimaha Somaliya

Nala Daawada wareysiga uu bixiyey Mr Kay oo uu kaga hadlaayo arimaha soomaaliya iyo guulo uu sheegey in la gaarey. https://www.youtube.com/watch?v=g-iC84V1vOU#t=208 Daafeet.Com

Ciidanka Boliska Somaliyeed oo Maanta U Dabaal Degey Sannad Guuradii 71aad

Ciidamada Booliska Soomaaliya maanta ayaa maanta u dabaal degey Sanad Guuradii 71 aad ee kasoo Wareegatay markii dhidibada loo Taagay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Waxaan Xarunta...

Dowlada Federalka oo Soo Dhaweysey Go,aankii Golaha Amaanka Ay Xayiraada Kaga Qaadeen Sheekh Atam

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay uga saartay liiska cuna-qabateyntii horay u saarnayd hoggaamiyahii kooxda Al-shabaab ee Puntland,...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img