Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

DHEGAYSO..WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

          Agaasimihii Hay'ada Nabadsugida oo maanta xil ka qaadis lagu sameeyay. iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka biyo diiday xilkaqaadista. ---Agaasimaya-yaasha warbaahinta Radiyo Muqdisho iyo Kulmiye oo...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Golaha Wasiirada oo Maanta Xilkii Ka Qaadey Agaasimihii Hey’ada Nabadsugida

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh...

Dhegeyso:- Qadobadii Kasoo Baxay Kulankii Ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtida ee Koonfur Galbeed

Kulan albabada ey u xiran yihiinn ayaa maanta waxaa ey yeesheen golaha guurtida koonfur galbeed kulankaas oo ey diirada ku saarayeen xaalaha kala duwan...

Dowlada Federalka Somaliya Oo Digniin u Dirtey Shirkadaha Raba Iney Shidaal Ka Baraan Dalka

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay shirkadaha shidaalka ee sida sharci darrada ah u sahminaya batroolka dalka, iyadoo cidii lagu...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img