Gudoomiyaha degmada Qoryooleey Maxamed Xaaji Cusman “Gaagaale”,ayaa sheegy in waqtigaan la joogo xilligii dadku ay tacban jireen beeraha laakiin ay jiraan dhibaatooyin fara badan...
Wararka ka imanaya magalada baydhabo ayaa sheegaya in khilaaf xoogani uu soo kala dhex galey gudoomiyaha barlamanka maxamed sheekh osman jawaari iyo wasiirka dhalinyada...