In ka bada labaatan ruux ayaa oon dartii ugu geeriyootay degaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo sida ay sheegeen maamulka degaanka.
Guddoomiye ku xigeenka...
Kenya ayaa iyadoo ka faaideysaneysa dagaalan sokeeye ee dheeeraadey waxaa ey xooga saartey sidii ey u sheegan lahey qeyb ka tirsan xeebaha dalka somaliya...
Iyadoo haatan ismariwaa aad u baaxad weyn uu soo food saaray Qandaraaslayaashii shirka sedexda gobol ee ay magaalada Baydhaba sida wadajirka ah uga fureen...