Munaasabad lagu dooranaayey Gudoomiyaasha Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba oo ay kasoo qaybgaleen Mas’uuliyiin ka socoday Golayaasha Maamulka KG ee Lixda Gobol, Golayaasha...
Ciidammada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Ciidamada Dowlada ayaa waxay saaka gacanta ku dhigeen deegaanno iyo tuulooyin cusub oo ka tirsan...