Wasiirka Caafimaadka Somalia Ali Mohamed Mohamud (Ali Hared) ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo ka socda wadamada Galbeedka Africa dhaca ee uu saameeyay...
Gaari laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa ayaa maanta waxaa lagu qarxiyey isgoyska afarta-jardiino, degmada Yaaqshiid ee Muqdisho.
Qaraxan ayaa waxaa la sheegayaa in uu geystey...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa shegay in sanadka 2015-ka ee soo socda ay Muqdisho ka dhici doonto doorashada...