Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawirda Xaflad Lagu Soo Dhaweynayo Qabsashada Xukuumadu Qabsatey Magalada Baraawe oo Xaley Lagu Qabtey Magalada Toronto

Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayo qabsashada ay xukuumada federalka qabsatey magalada bartaawe ayaa xaley lagu qabtey magalada toronto xafladaas oo ay...

DHEGAYSO…QAYB KALE OO KITAABKA CUMDATUL AXKAAM(Cuntada Xalaal iyo Xaaraan)

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Daawo:- Sawirada Bananbax Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Socda Magalada Baydhabo oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeeday shirka maamul u sameynta sadexda gobol ayaa maanta waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada baydhabo halkaas...

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Ciidamada Jabuuti oo Maanta Ka Dhacay Degmada Baladweyne

Bannaanbixii ugu weynaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, dibadbaxan oo looga soo horjeedo ciidamada Jabuuti. Shacabka degmada Baladweyne ee dibadbaxa ka qaybgalaya...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Gaarka Ah Ee Midowga Africa u Qaabilsan Somaliya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Maman...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img