Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

War Deg Deg: Daawo Masjid ay Somaalida Sweden ku laheyd oo la Gubay

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu gubanayo Masjidkii Soomaalida ee Degmada Eskilstuna...

Dhegeyso:- Sheekh Maxamuud Shibile oo Ka Hadley Arinta Dhabta ah ee Ay Somalidu U Kala Daadsan Tahay

Sheekh Maxamuud Shibile ayaa mowduuqcan waxaa uu kaga hadlayaa arina dhabta ah ee ay somaliya u hagaagi ladahay ee bal nala dhegeysta.   sheekh shibile   Halkan hoose...

Fiirso:- Sawirka Amiin uu Ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Hamigiisa

Madaxweynaha dowlada federlaka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo intuu qabtey xilka madaxweyne waxaa uu marayaa reysulwasaarihii sedexaad sawirkan amiin uu sameeyeyna waxaa...

Dhegeyso:- Afhayeenka Amisom oo Ka Hadley Weerarkii Alshabab Maanta Kusoo Qaadey Xerada Xalane

Afhayeenka amisom Cali Adan Xaamud isagoo la hadlayo idaacada VOA xaqiijiyey in uu jiro weerarka balse ma aanuu sheegin qaraasaha saxa ah ee kasoo...

Reysulwasaarihii Hore ee Dowlada Federalka oo Maanta Xilka ku Wareejiyey Reysulwasaraha Cusub

Ra'iisal wasaaraha cusub Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay ra'iisal wasaarihii hore Ee Soomaaliya C/wali Sheikh Maxamed. Munaasabada...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img