Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Qaar Ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Xukumada Cabdiweli oo Ka Codsadey Inuu Is casilo Reysulwasaraha

Wassiro ka tirsan xukuumada Reysulwasaare Cabdiweli ayaa maanta waxaa ay ka codsadeen Reysulwasaraha in uu iska casilo xilka reysulwasarenimo qoraalkodiina waakan ee nala aqrista. Daafeet.Com

Dhegayso..Gaashaanle Mahad oo ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago rabitaankooda

Gaashaanle Mahad Cabdiraxmaan Aadan Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Baay ayaa maanta mar kale ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago muujinta ay...

Banaanbax Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Shariif Sakiin Iyo Xertiisa oo Hada Ka Socda Magalada Baydhaba

Warar aynu goordhow ka helney Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Bananbax aad balaaran uu ka socdo magaalada, kaasi oo ay...

Dhegayso..Banaanbaxyo reer Baydhabo ay ku hor istaageen Doorashada Shariif

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena Baydhaba waxaa haatan magaalada ka jira banaanbaxyo aad u balaaran oo lagu diidan yahay waxa loogu yeero shirka...

War Deg Deg Ah:- Warsaxaafadeed Lagu Joojinaayo Shirka UU Shariifka ka Maleegayo Baydhabo Oo Kasoo Baxay xafiiska Gudomiyaha Barlamanka

Annagoo ka duuleyna qodobka 11aad ee heshiiskii laba dhinaclaha ahaa maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo qeexayey “Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mas’uul ka ah...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img