Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Xasan Sheekh oo ka qeyb galey 44 sano guuradii Hey’ada Nabadsugida oo lagu qabtey Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa...

Dhegeyso:- Kooxo calooshood u shaqeystayaal ah oo isku soo baheystey iney carqaladeen shirka ka socda magalada baydhabo oo loo diidey iney galaan hoolka shirka

Kooxo calooshood u shaqeystayaal ah  isku baheystey iney carqaladeeyaan shirka ka socda magalada baydhabo ayaa maanta loo diidey iney ka qeyb galaaan howlka shirarka...

Daawo:- Qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyo Madaxweynaha cusub ee Maamul goboleedka Puntland

Madaxweynaha Cusub ee maamul goboleedka Puntland ayaa Khudbad ka jediyeey Doorashadii Madaxweynaha isagoo shegay in uu Isbadal u Horseedi Doono Puntland. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=6HuGYpxlqNI] Daafeet.Com  

Cabdi weli Gaas oo ku guuleystey Madaxweynenimada Maamul Goboleedka Puntland

C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Puntland hoggaamin doona shanta sano ee soo socota. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Puntland Siciid Xasan...

Kulankii Baydhabo oo gudagalay wajigii sedexaad.

Kulan balaaran oo lagu daahfurayay wajigii sedexaad ee Kulan dhamaystirka iyo turxaan bixinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee koonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka dhacay...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img