Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo: Gudiga Maamul u sameynta Koonfur galbeed somaliya oo soo dhaweeyey Dorashii ka dhacdey Puntland

Kal ey isugu yimaadeen gudiga maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa soo dhaweeyey doowarashii dhawaanka dhacdey Puntland ayagoo ugu baaqey in somalida kalana...

Daawo:- Kulankii Jaaliyada koonfur Galbeed ee North America ey ku yeesheen Canada

Kulan aad balaaran ayaa waxaa uu ka dhacay dalka Canada Magalada Toronto kulakaas oo qeyb galeen jaaliyada koonfur galbeed ee ku nool qaarada north...

Reysul wasaaraha oo waqtigii uu wasiirada ku sameyn lahaa ku dhamaadey iyo barlamankoo waqti ugu darey

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyey codsi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu u soo gudbiyey oo ahaa in muddo tobon cisho ah loogu darro...

Dowlada mareykanka oo markii ugu horeysey cadeysey in ciidamo ka joogaan somaliya

Mareykanka ayaa shalay xaqiijiyay in uu la-taliyeyaal milateri u diray Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan howlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Afhayeenka taliska...

Dhegeyso..Maleeshiyada beesha Madaxweynaha oo lagu laayay duleedka Afgooye

Gudoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Cabdi Axmed (IIDEEY)ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaal xalay la sheegay inuu duleedka Afgooye ku dhexmaray...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img