Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo:- Gudiga shirka Koonfur Galbeed oo dulmi cad ku tilmaamey caleema saarkii shaley ka dhacay Kismaanyo

Gudiga shirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa si cad uga hadley kulan shaley ka dhacay magalada ksimaanyo lana sheegayey in lagu caleema...

Daawo:- Ansixintii Baarlamaanka uu maanta ansixiyey xukumada cusub

Kulan ey yeesheen golaha shacabka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha wasiirada cusub. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=go9jWYt1j2I?list=UUxq-SpQw0mPT9rohSjgNvCQ] Daafeet.Com

Xasan Shiikh oo soo dhaweeyey ansixinta golaha Wasiirada Ra’sulwasaare CabdiWeli

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey ansixintii Golaha Wasiirada cusub. Baarlamaanka ayaa maanta u codeeyey islamarkaana si aqlabiyad leh ku...

War Ded-Deg ah..Golaha Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada Ra’isuwasaare CabdiWeli.

Waxaa goordhoweyd la soo gabagabeeyay dood iyo codayn wada socotay oo ay xildhibaanada Baarlamaanka kaga doodayeen barnaamijka Dowlada Ra'isul wasaare CabdiWeli Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan...

Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaley ka qeyb galey Barnaamijkii DoodWadaag

Madaxweynaha dowalda federalka ayaa xaley ka qeyb galey barnaamijkii dood wadaag asagoo ka hadlayey wixii dowlada u qabsan iyo wixii u qabsami waayey, Doodan...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img