Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Ogeysiis:- Dhamaan jaaliyada Koonfur galbeed ee Minneapolis ee Dalka Mareykanka

Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed ee magalada Minneapolis ee dalka mareyka la ogeysiinayaa in ey kasoo qeyb galaan xaflad lagusoo dhaweynayo maamul goboleedka loo dhisayo...

Daawo:- Xaflada Qalin jebinta quraanka kariimka ee Masjid Al Hikma

Daawo Xafladii qalin jebinta Quraanka kariiimka ee ka dhacdey Masjid Al-Hikma ee magalada Toronto. Halkan hoose ka daawo. Watch live streaming video from daafeetcom at livestream.com

War deg Deg Ah:- Dastuurkii maamul goboleedka koonfuur galbeed oo si caqlabiyad ah loo ansixiyey

War kol dhow inaga soo gaarey Magalada Baydhaba ayaa sheegeya in maanta si caqlabiyad ah loo meel mariyey Dastuurkii Maamulka Koonfur Galbeed somaliya. Kulan aad...

Dhegeyso:- Maamulka Degmada Afgooye oo ka hadley Isbaarooyinka ey ka cabanayaa darawalada ka shaqeeya deegaanka

Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose, ayaa ka hadley bananbaxa shaqo joojinta ah wuxuuna sheegey in isbaarooyinkii meesha yaaley la qaadey balse ey mar...

Dhegeyso: Gudomiyaha Deegaanka N50 oo sheegey in xalada deegaanka weli iska adag tahay

Gudoomiyaha degaanka Number 50 C/llaahi Waafoow Maxamuud oo Warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in Degankaas uu noqday meel Mar walba Xabad ay ka dhacdo,isla...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img