Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo Malaaq Guudow oo Eedeyn u Direy Madaxweyne xasan Sheekh

Malaaq Guudoow oo ka mid ah Malaaqyada koonfur galbeed asagoo la hadlayo warbaahinta waxaa uu eeden kulul usoo jeediyey madaxweynaha dowlada federaalka somaliya hadaladiisiina...

Daawo:- Malaaq Shure oo Si Adag Ula Hadley Shariif Sakiin iyo Xertiisa

Gudoomiyaha golaha guurtida ee koonfur galbeed Malaaq Shure ayaa maanta isaga oo la hadlayo warbaahin waxaa uu si aan jixin jix laheyn ula hadley...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gobolka Shabelaha hoose U Magacaabey Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha Hay’adaha Samafalka

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Muqdisho Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta wareegto uu ka soo saaray xafiiska ku magacaabay labo xil oo kala ah Agaasimaha...

Muungaab oo Xafiiskiisa Kula Kulmey Nicholas kay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa Maanta Xafiiskiisa Degmada Heliwaa ku qaabilay Danjiraha QM u qaabilsan Arimaha Somalia...

DIGNIIN…Shariif Sakiin oo duulaan kusoo ah Jaaliyadaha Digil iyo Mirifle

  Warar lagu kalsoon yahay oo ay Daafeet.com ka soo kala xigatay xubno ka tirsan jaaliyadaha Digil iyo Mirifle ayaa waxay ku waramayaan in Dulaal...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img