Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo:- shacabka Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland oo weydiistey maamulka puntland in xaqa ey ku leeyihiin deegaanka la siiyo

Qaar ka mid ah shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa ey kulan la yeesheen madaxweynaha maamul goboleedka puntland ayagoo kala hadlayey dhibaatooyinka...

Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo jir dil u geystey Odey u dhashey Beesha Hubeer

Warar kol dhow aan ka helney Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Axmed Madoobe ay xarig iyo jirdil kula kaceen Oday kamid ah Odayaasha...

Daawo:- Kulan ey maanta yeesheen odayaasha sh/hoose iyo wexey ka yiraahdeen dadka hamiga kale ku jira

Kulan aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho kulankaaso oo ey kasoo qeyb galeen odayaasha, aqoonyahanada, culumaaudiinka, Dhalinyarada iyo Haweenka...

Shabeelada hoose iyo koonfurta galbeed soomaaliya maxaa keenay marwaliba in leysku qabqabsado marwalibana la fashiliyo wax waliba oo ay dhistaan.

Waxaan xasuusanaa in horey loo fashiliyey maamulkii uu madaxweynaha ka haa abuukaate XASEEY, Allah ha u naxariistee, dowladii uu madaxweynaha ka ahaa shaati gaduud...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin oo ka hadley Shirka 6 Gobol ee ka socda Baydhaba

Wareysi kol dhow uu siiyey warbaahinta ayaa suldaan warsame waxaa uu si buuxda uga hadley dhibaatooyinka heysata shacabka digil iyo mirifle ee ku nool...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img