Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Madaxweynaha dowlada federalka Xasan sheekh oo ka hadley been abuurkii maanta laga sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in booqashada uu ku joogo...

Maqaal:- Ra’isulwasaare”Dowladuhu waa xaaqine OGOW,Shacabkuna waa dhukiiye GARO”

Ayadoo haatan uu caalamku guda galay Qarnigii 21 aad isla markaasna hadal haynta ugu badanina ay tahay sidii uu caalamka uu uga hormari lahaa...

Fiirso:- Amiin Camir oo sawir cajiib ah ka sameeyey maamulka siilaanyo

Amiin arts oo aad ugu dhuun daloola siyaasada guud ee dalka somaliya ayaa waxaa uu sawir uu ku timaamayo qaabka iyo siyaasada silaanyo kusoo...

Daawo: Xildhibaan Adan Madoobe oo sheegey iney muqadas tahay in la dhiso maamul ka kooban 6 Gobol

Xildhibaan adan madoobe oo la hadley kalsan tv ayaa sheegey in ey muqadas tahay in la dhiso maamul ka kooban lex gobol howshana inteena...

Wasiirka Warfaafinta oo beeniyey hadal sheegayey in Madaxweyne Xasan Sheekh uu geeryoodey

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in wararka been abuurka ah ee ay Saxaafadda qaarkood baahiyeen ee ka dhanka ah...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img