Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo:- Ciidamo Itoobiyaan oo maanta soo gaarey magalada baledweyne

Ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah ayaa ku soo qulqulaya gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoo isku diyaarinaya duulaan culus ay ku qaadi...

Ciidamada Itoobiyaanka oo la wareegey deegaano hoos taga degmada bardaale

Warar inaga soo gaarey  gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay la wareegeen deegaanno...

Dowlada Turkiga oo joojisey Mucaawinadii ey dowlada tooska u siin jirtey

Dowladda Turkiga ayaa la sheegay in ay si rasmi ah u joojisay taageeradii maaliyadeed ee ay sida tooska ah u siin jirtay dowladda federaalka...

Maxaad Kala Socotaa Safarkii Siyaasiga Injineer Saalax Sh. Cismaan ee Soomaaliya Iyo Dib Ugu Soo Noqoshadiisa Ingiriiska

Siyaasiga Injineer Saalax Sheekh Cismaan oo ah Aqoonyahan inta badan u dooda dadyowga dhibaatada ku habsatay ee  Koonfur Galbeed ayaa sida aan horay idinkugu...

Daawo: Xafladii caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Gurtiga Konfur Galbeed Somaliya

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xaflad caleema saar oo shaley ka dhacdey magalada baydhaba taasoo lagu caleema saarayey gudomiyaha golaha guurtida ee koonfur xafladaasi...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img