Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhageyso:- Wareysigii ugu horeeyey ee uu bixiyey madaxweyne ku xigeenka koonfur galbeed somaliya Mudane Maxamuud Siyad Adan

Wareysi dheer ayaa maanta waxaa ey qaar ka mid ah warbaahinta la yeesheey madaxweyne ku xigeenka koonfur galbeed somaliya mudane Maxamuud Sayid Adan waresigiina...

Daawo:- Heestii Madaxweyne Xasan sheekh iyo dabka maan ku dhacaa

Amin amir oo video cusub kasoo saarey Madaxweyne xasan sheekh [vimeo 87931241 w=500 h=281]

Bananbax lagu taageerayo dowlada goboleedka koonfur galbeed oo maanta ka dhacay magalada baydhaba

Warar eynu ka helney magalada baydhabo ayaa sheegaya in banaanbax xoogan uu ka socdo halkaasi, waxaana dhigaya shacabka magaalada. Wariyaheena ku sugan magaalada Baydhabo ayaa...

Daawo:- War deg deg ah Kooxihii ku shirsanaa baar bakiin oo intooda badan ay isaga soo tageen kuna biirey maamulka 6 gobol

Warar kol dhow inaga soo gaarey magalada baydhabo ayaa waxaa uu sheegayaa in intii ugu badney qolooyinkii ku shirsanaa baar bakiin ey ku soo...

Dhegeyso:- Tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo C/rahman shaam oo aan ka wareysaney doorashadii xalaasha eheyd ee shaley ka dhacdey xarunta ADC

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsadey ayagoo ku sugan qaarada yurub tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey C/rahmaan shaam...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img