Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey xoghayaha isbedel doonka isagoo jooga magalada baydhaba

Waxaa goordhow khadka telefoonka kula xiriirnay Xoghaya Ururka Isbedeldoonka Dimuquraadiyada Soomaaliya C/salaam Ibraahim Cumar oo inooga waramay xaaladihii ugu danbeeyay ee Magaalada Baydhabo. Xohaye C/salaan...

Daawo:- Xafladii lagu soo dhaweynayey Dowlad goboleedka k/galbeed ee lagu qabtey London Uk

Xaflad aad u balaaran ayaa lagu qabtey dalka ingiriiska magalada london xafladaas oo lagu soo dhaweynayey dowlad goboleedka koonfur galbeed ee somaliya ee bal...

Madaxweynaha dowlada federalka oo maanta la kulmey qaar ka mid ah safiirada besha calamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xafiiskiisa kula kulmay beesha caalamka ayaa sheegey inay lama huraan tahay in shacabka deegaanada...

Afhayeenka amisom oo sheegey in weerarkii xaley ey ku dhinteen Askar jabutiyan ah

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in weerarkii xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ay saddex askari oo Jabuutiyaan ah ku dhinteen,...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Abwaankii alifey heesta calanka ee koonfur galbeed somaliya

Nala dhegeysta wareysi uu Ilyaas qalinle la sameeyey abwaankii alifey heestan hoose ku qoran isla markaana aad maqalkeeda ka dhegeysan kartaan halka hoose 1) Haang hiis...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img