Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Marxuun Shariif Saalax Maxamed Cali oo muqdisho oo maanta muqdisho ku geeryoodey

Allaha u naxariistee waxa magaalada Muqdisho goordhow ku geeriyooday Hogaamiyihii gudigii qoray farta Somaali Maxaatiriga 1972-kii Shariif Saalax Maxamed Cali. Marxuum Shariif Saalax Maxamed Cali...

Dhegeyso;_ Maamulka degmada xudur oo degniin culus u direy ganacsatada Gobolka Bakool

Gudoomiyaha degmada Xudur ee dowlada federalka Maxamed Macalin ayaa mar uu la hadlay Warbaahinta waxa uu sheegay in Maamulkooda ay ila gaar ah ku...

Daawo:- Ku dhawaaqista qaar ka mid ah wasiirada koonfur galbeed somaliya

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaal ku saabsan magacaabista qaar ka mid ah wasiirada koonfur galbeed somaliya [youtube https://www.youtube.com/watch?v=cXcvcfjh_uQ]

Madaxweynaha koonfur galbeed oo ku dhawaaqey qaar ka mid ah wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed,ayaa goordhow ku dhawaaqay qaar kamid ah xubnaha ka mid noqonaya wasiirrada cusub ee Koonfur Galbeed. Madaxweynaha waxaa uu ku...

War deg deg ah:-Suxuufiyinta ku sugan magalada baydhabo oo looga yeerey xafiiska madaxweynaha konfur galbeed

War goor dhaweyd inaga soo gaarey magalada baydhaba ayaa sheegaya in wariyeyaasha hada looga yeeray xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed. Warar soo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img