Guud ahaan shucuubta caalamka maanta ayaa waxay nolol maalmeedkooda iyo waliba tan mustaqbalkooda siyaasadeed sal uga dhigtaan shuruuc ay ku heshiiyaan oo ugu danbayna...
In kabadan toban Wasiir oo ka mid ah dowlad goboleedka cusub ee Koonfur Galbeed ayaa maanta la dhaariyay, iyadoo wasiirka kalena ka maqnaayeen.
Munaasabada Dhaarinta...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyey dilka manta loogu geeystay laba qof oo...