Warar eynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ey kasoo degtey diyaarad ey la socdeen 82-ruux oo Qaxooti...
Dowlada Sierra Leone ayaa sheegtay in ciidamo dheeraad ah ay usoo dirtay dalka Soomaaliya ay soo gareen dalka Soomaaliya kuwaasi oo ku biiray howlgalka...