Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha dowlada federalka oo ka hadley shacabka somaliyeed ee lagu dhibaateynayo dalka kenya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay tacadiyada ciidamada Kenya ay u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi, isagoo dowladda Kenya ugu...

Qormadii Mr Buurfuule:- Cuquubadi Ummadda loo geestay iyo habaarkoda-inkaarti oo soo baxday. Xaqa ama haso daho wa ki soo daahira.

Nairobi: Ciidamada amaanka Kenya ayaa weli wada qabqabashada Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Sawirkaane waxa aad iyo aad oga xumaatay Somaalida xalaasha...

Safiirka somalida u fadhiya dalka kenya Cali Maxamed oo maanta booqdey somalida ku dhibaateysan garoonka kasaraani

Ambasador Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa maanta soomaalida ku xirxiran garoonka kubadda cagta ee Kasaraani ee ku yaalo magaalada Nairobi halkaasi ku booqdey. Booqashada uu...

Dhegeyso: Wareysi dhan walba taabanaya oo lala yeeshey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Madoobe Nuunow Maxamed

Wareysi aad u xiiso badan ayaa waxaa la yeeshey Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya mudane Madoobe Nuunow maxamed iska oo jooga magalada baydhaba wareysigiina waxaa...

Ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Ceel buur

Taliyaha ciidanka degmada Ceelbuur, gaashaanle Maxamed Kaahiye Carraale ayaa sheegay in 15 qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen, 28 kalena ay...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img