Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso;- Bare Hiiraale oo xukuumada ku eedeeyey iney la safteen kooxda Raaskambooni

Bare hiiraale isaga oo la hadlaya VOA waxaa uu si cad uga soo horjeestey hishiiskii uu beryahanba reysulwasare cabdi weli ka wadey magalada kismaanyo...

Beesha Xawaadle oo ku tilmaamtay Maamulka KMG ah ee Juba mid fashilmay oo aan loo dhammeyn.

Golaha Marjaca beesha Cabdi Yuuusuf oo ka tirsan beelweynta Xawaadle , kuna mideysan yihiin dhammaan Salaadiinta iyo nabadoonada ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen...

Daawo:- Golaha wasiirada koonfur galbeed oo maanta shir jaraaid ku qabtey magalada baydhaba

Golaha wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa maanta waxaa ey ku qabteen  magalada baydhaba ayagoo ka hadley arimo dhowr ah. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=dyNONfaszoA] Daafeet.Com

Daawo Sawirada:- Buri’ Hamza oo ku soo dhaweeyay Muqdisho muwaadiyiin somali ah oo laga soo tarxiiley dalka kenya

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Buri Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhaweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada...

Daawo:- Bananbixii shaley ka dhacay magalada baydhabo

Banabax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba banabaxaas oo lagu taageerayey golaha wasiirada ee dowlad goboleedka konfur galbeed somaliya. [youtube...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img