Gudoomiyaha Degmada Marka ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dowlada federalka ugu baaqey iney wax ka qabato ciidamada ku labisan dareeska dowlada ee mar walba...
Wareysi aad u xiiso badan oo taabana dhinacyo badan ayaa warbaahinta koonfur galbeed waxaa ey la yeelatey Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Somaliland...
Gudoomiyaha Baarlamaan Dowlada Federalka Somaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argigixisanimo ee ay argigixisadu la birtilmaameedsadeen shalay...