Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

War deg deg ah:Qodobadii ay isku haysteen Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed iyo Madaxweyne Xasan oo la xaliyay.

Kulan aan loo kala kicin ayaa waxa uu caawa ka soconayay xarunta looga taliya dalka Soomaaliya ee Villa Somalia,Kulankan oo ahaa mid u dhexeeyay...

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta,Iskaashiga Iyo Jaaliyadaha Dibada oo la Kulmey Sarakiil ka tirsan Wasarada Arimada Dibada Britan iyo Safarada Turkiga

Wafdii uu hogaaminaayo Wasiirka ku xigeenka Qorsheynta, Iskaashiga iyo Jaaliyaddaha Dibada Ahmed Cismaan Duuble iyo Eng.Salah Sheik Osman iyo Dr.Abdirashiid Haji Hasanow ayaa waxaa...

Dowlada KoonfurGalbeed oo aqoonsi buuxda ka heshay Dowlada Fedraalka Soomaaliya.

Warar aynu kasoo xiganay ilo laysku halayn karo oo ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaa in Wafdigii uu hogaaminayay...

Philippe Lazzarini oo dalbadey 60 Milyan si wax looga qabto Caruur Somaliyeed Heysa Nafaqo Daro

Isuduwaha xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan bini’aadannimada Soomaaliya Philippe Lazzarini oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka digay xaalado bini’aadannimo oo...

Dhegayso…Al-qaadi “Anaga iyo AMISOM waxaan isla garanay in aan la dagaalamo dadka amni darada ka abuuraya degmada Buulo-xaawo”.

Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Masuuliyiin ka tirsan ururka Ahlu sunnada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxay kulamo gaargaar ah magaalada Baydhabo kula leeyihiin...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img