Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Odayaasha Beesha Habar Gidir oo u Hanjabaaya Beesha Biyamaal

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha habar gidir ayaa maanta kulan ey yeesheen ka dib ku hanjabeyey iney dagaal ku saleysan qaab qabiil...

Taliyaha Difaaca Dalka Sierra Leone oo soo Gaarey Magalada Muqdisho

Taliyaha difaaca dalka Sierra Leone ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo kulamo la qaatay saraakiisha ciidamada AMISOM iyo masuuliyiin ka tirsan Midowga Afrika. General...

Dhegeyso:-Gollaha Guurtida K/galbeed oo Ugu Baaqay Madaxweyne Madoobe Nuunow Iyo Wafdigiisa In Si Deg Deg Ah Uga Baxaan Muqdisho

Kulan aan caadi aheyn ayaa maanta dhexmaray Qaar kamid ah Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed. Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed ayaa kula...

Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo Xilka weyn doona 48 saac gudahooda.

Shantii bishii tagtay ee May 2014 ka aan ku guda jirno ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlada...

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Xudur oo deegaanada Yeet iyo Caato u hibeeyay Ogaadeen

Gudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay kasocday qaybo ka tirsan deegaanada dhaca...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img