Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta ku guul daraystay inuu Marka Cadeey tago

Wararka caawa ka imaanaya deegaanka Shalanbood degmada Marka gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in waanwaantii uu waday Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ahna kusimaha...

Daawo:- Madaxweynaha Aduunka Ugu Faqrisan

Madaxweynaha dalka Urugway ayaa noqdey madaxweynaha dunida ugu faqrisan bal idinkuna indhihiina ku daawada. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=UMpc0BVuBeg] daafeet.Com

Ardey Tiradoodu Gaareyso 74 Ardey oo Maanta Ka Qalin Jebiyey Macadka Al-Imra ee Magalada Baydhaba

Ardaydii ugu horreysay oo bartay cilmiga saxaafada oo tiradadoodu gaareyso 13 arday iyo kuwo baratay cilmiga caafimaadka oo 61 arday ah kuna taqasusay cudarrada...

Golaha Barlamanka oo Maanta Ansixiyey Qodobo Dhowr ah oo Hor Yiiley

Golaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday sharci ay xukuumadu u gudbisay kusoo ahaa ay ka mid yihiin...

Ergeyga Midowga Africa u Qaabilsanaa Somaliya oo Iska Casiley Shaqadii

Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, Maxamed Saalax Anaadiif ayaa xilka iska casilay, kaddib markii uu muran soo dhex-galay isaga iyo qaar ka mid ah...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img