Telefishanka Horncable ee Xaruntiisa tahay Magaalada London ayaa habeen hore qabtay Dood ku saabsan Dagaalka ka socda Gobolka Barwaaqada ah ee Shabeelaha Hoose.
Doodiina waxaa...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay deegaanada laga saaray ALshabaab dadka ku dhaqan sida ay u...
Wararka eynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada...