Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Golaha wasiirada oo ayiday heshiiskii maamulka loogu dhisi doono seddexda gobol

Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho caawa ayaa soo dhaweeyey heshiiskii shalay Muqdisho lagu gaaray ee lagu taageeray dhisidda...

Dhegayso..Hawiye oo ku gacanseyray go’aankii Nabad-diid Maxamed Xasan Xaad

Halkan ka dhegayso baaritaan aan saaka ka samaynay xafiisyada ay ka howgalaan xubnaha Hawiye ee shalay sacabka u tumay inayan tagin xafiisyada Dowlada oo...

Dowlada Ingiriiska oo Maanta Mamnuucday Cunida iyo ka Ganacsiga Qaadka

Mudo dheer oo Qaadka laga cuni jiray dalka UK, ayaa Maanta laga  mumnuucay cunida iyo ka ganacsigiisa.  Qaadka ayaa maanta ah maalintii u horeysay...

Dhegeyso:- Wasirka Arimaha Gudaha oo Kasoo Horjeestey Heshiiskii Shaley Lagu Saxiixdey Magalada Muqdisho

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdulaahi Goobax Bare oo la hadlayey BBC ayaa ka soo horjeestay aqoonsigii dowladu shalay siisay maamulka Sadaxda gobal ee Baydhabo...

Faallo..Geeseey uguma horeyn siyaasi ka dega Bus-ka Gobanimada korana kii Qabaan-nimada.

Kuma cusba dhegaha dadka inay maqlaan ruux Xoriyadiisa ka doorta Isticmaar amaba inuu taliyo ka doorbida in loo taliyo balse waxaa marwalba ay dadku...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img