Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Gudoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir oo maanta tababar kaga furmay magaalada Muqdisho ---howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay degmada Afgooye. ----Dagaal khasaaro geestay oo...

Dhegayso…Cashar Ramadaani ah”Maxaan na Afurin oonan ogayn”

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album  

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Boliska

Amiin ayaa waxaa uu sawir aan caadi eheyn ka sameeyey taliyaha cusub ee ciidanka boliska ee uu reysulwasaraha soo xushey Daafeet.Com

Degmada Afgooye oo Noqotey Xero Lagu Ugaarsado Ciidanka Dowlada

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ugaarsiga ciidamada dowlada uu ku batey, 48 Saac oo la...

Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo ey Alshabab Maanta Xukun Dil Ah Ugu Fulisey Degmada Baraawe

Xarakada Al-shabaab ayaa shalay ku toogatay fagaare ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, laba wiil oo ay ku eedeeysay inay ahaayeen jawaasiis...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img