Warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Soomaaliya iyo Eretria ayaa lugu sheegay in madaxweyne,Xasan Sheekh...
Wasiirka arrimaha Dibada dawlada Jabuuti Max’ud Cali Yuusuf ayaa ka sheegay magaalada Jabuuti in dawladiisu ay hadda wado qorshe ay ku kordhinayso ciidamada Soomaaliya...
Afhayeenka ciidmada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay inay Muqdisho ka fuliyeen howlgallo ay kaga hor-tageen qaraxyo la doonayay in la fuliyo, isagoo...
Fagaaraha Iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa lagu toogtay labo ruux oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil Magaalada muqdisho loogu geystay...