Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Supporting the Somali livestock sector through capacity building

FAO Director-General José Graziano da Silva today met with Somalia’s Minister for Livestock, Forestry and Range, Salim Alio Ibro. FAO Director-General and the Minister, who...

Daawo:- Wararkii ugu Dambeeyey ee Magaalada Gaza Iyo Askari Isra’il u Dhashey oo La La,yahay

Wararkii uguu dambeeyey ee dagaalada ka socda magalada Gaza ayaa waxaa ey sheegayaan in dagaaladaas ilaa iyo hada ey ku dhinteen 604 ruux dhaawacana...

Kalfadhigii 4aad ee Gololaha Baarlamaanka oo Maanta Lagu Wado in lasoo Gabagabeeyo

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Aqalka Baarlamaanka Soomaaliya lagu soo xiro Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulan maanta ka dhacaya Baarlamaanka...

Dareen Li’ida Hogaanka Digil Iyo Mirefle Iyo Dayacnaanta Shacbiga

Shacabka koonfur galbeed somaliya waxaa ey soo mareen dhibaatooyin aad u badan 23 sano ee uu dalka somaliya ka jirey dagaalka sokeeyo taasoo caruurta...

Hadal Heynta Todobaadkan Iyo Magalada Minneapolis

Hadal heeynta todobaadkan ugu badan guud'ahaan Dalka Maraykanka gaar'ahaan Magaalooyinka Mataanaha ah ee St.Paul iyo Minneapolis imaansha Madaxweyniyaasha Jamhuuriyadda D jibouti Iyo Jamhuuriyadda Federalka...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img