Madaxa U qeybsamaha midowga Afrika Ee Soomaaliya Maman S. Sidikou ayaa soo Dhaweyay Magacaabista Raiisal,wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Mr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
Ambasador Maman...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan Kismaayo, si uu u sagootiyo ciidamada dalka Sierra Leone ka socda...
Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa Horn Cable Tv ayaa xalay diirada lagu saaray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho ee saacadaha soo socda la magacaabi...
Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa maanta sheegay in ciidankiisu hawlgal ay qaadeen ay ku soo qabqabteen dad ajaaniib ah...