Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh Oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka...

Dhegeyso:- Shacabka Degmada Marka oo Ka Cabanaya Dhibaatooyinka Amison Ku Heyso

Dadweynaha ku nool degmada marka ayaa beryahan dambe ka cabanaya dhibaatooyinka ey Amisom ka geysanayaa gudaha degmada marka. Mid ka mid ah shacabkabka degmada marka...

Cabdiraxmaan Shaam”Dhibta ka jirta gobolka Shabeelaha hoose waxaa ka mas’uul ah beelaha Digil”

              Waxaa wareysi dhinacya badan taabanaaya aan la yeelanay gudoomiyihii hore ee degmada Qoryooleey gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Cabdirahmaan...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Maxkamada Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo xukun ku riday eedeysanayaal iyo maxkamada sare ee ciidanka oo diiday xukunkaasi ---Amisom oo isaga guuray fadhigii ay ku lahaayeen...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Xadka Qamriga)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img