Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo: Madoobe Nuunow oo Shirjaraa`id Qabtay Sheegayna in Rabitaanka Shacabka Keliya uu Soconayo

Madaxweynaha Dowlada Koonfurgalbeed Mudane Madoobe Nuunow ayaa wuxu si cad u sheegay in Dowlada iyo Beesha Caalamka ay tixgeliyaan Rabitaanka Shacabka Koonfurgalbeed ilaaliyaana Dastuurka...

Baydhabo: Daawo Mudaaharad Dhiig ku Daatay loogana soo Horjeeday Imaanshaha Ra`iisul Fitna C/weli

  Shacabka Koonfuurgalbeed ayaa Wacadkii galeen oo ahaa difaacida Rabitaankooda Maanta markale ka dhabeeyay. Mudaaharaad lagu diidnaa Imaanshaha Ra`iisul Wasaaraha oo ah Nin Qabiili ah...

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo Weli Xiran

Maalintii labaad waxaa weli xiran ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Suuqa Bakaaraha, kadib ganacsatada oo gadood ka sameeyay canshuuro kordhin maamulka Gobalka Banaadir...

Bananbax Sababey Dhimasho iyo Dhaawac oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhabo

Banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo lagu wado inay maanta...

Ogeysiis Muhiim Ah oo Ku Socda Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska

Waxaa  Magaalada London ee Dalka Ingiriiska lagu qaban Doonaa Maalinta Sabtida ah 30/08/2014  Sacada 02:00 pm ama 14:00 Shirweyne looga hadlaayo  Badbaadinta Dadka iyo Deegaanka...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img