Daawo: Afhayeenka Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed C/kariin Yaanyuurow oo Ku Tuntey Mid Ka Mid Ah Taageerayaasha Shariif sakiin

6
57

yanyuruowDood aad u wanaagsan oo ay qabatey ayaa waxaa ay dhex martey Afhayeenka Maamulka 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya C/kariin Yaanyuurow oo mar walba u taagan xaga shacb weynaha koonfur galbeed somaliya waxaa kaloo dood kala qeyb qaatey mid ka mid ah taageerayaasha shariif sakiin e ku sugan magalada London ee cariga inriiska oo lagu magacaabo Hiraabe Cumar Cabdulle, Hiraabe doodiina waxaa ay u dhacdey sidan ee nala daawada.

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Abdikerim Qnagnurow waa nin wax garada aha oo RRA ka mid ahaa Gumeysi iyo Cadalad darono qadaneyniin waa qof xogogaal aha oo la socda siyasad guracan uu Shrif Hassan la mereysanayo. 6 Gobol mamulked oo la sameyeey somalidu dhulkasi uu dhalatey oo dhana uu dhameyd ayaa la didey. sidee lagu ogoladey 3 gobol oo SOmali dhan uu dhantahay waa mahay siyasad ka dambeysa 3 gobol aqonsigoda iyo ku maquniska shacabka dhulkasi wah ayasan rabin kana so xorjedan. sideen 3 Gobol Bobland logu sharciyeeye? 3 Gobolna lo yiri Somaliweyn ayaa Shirko ku ah mamulkisa, Baydhaba Shirka Sherif Hassan waxa fadhiyeey Habargidir , Abgal Murursade ,Gugundhabe hawiye, Jareer Weyne, Reer Xamar iyo DM, marki DM reer Xamar iyo Jareer Weyne laga rebo Qabiladka kale oo dhan Degano kale ayeey qaban sida:
    1- Muruursade CELBUUR SATE.
    2- HABARGIDIR GALMUDUG STATE.
    3- ABGAL MAREEG STATE.
    Ma ii shegi karta marka maxa keyga sheer ka dhigey kodana ayaga gooni uu siyeey?

  2. Yaanyurow, war ninka maxaad sidaa ugu galeysaa – hadduu yaqaano cayaal baydhaba maba kusoo hor fadhiisteen kkkkkkkkkkkkkkkkk. Ninkoow, Yaanyurow moog baad tahay … waxaaba kaaga sii daran maba kala taqaanid waxa aad taageereysee maxaa ceebtaada meesha kusoo fadhiisiyey.

  3. yuu yahay horta kanyaayuurow soo horfadhiistey ma hawiyaa ama daarood hanad hiraabe aa.ma ku wuwii dhulkalagu tilaaley miyaa ama waa dhulkiisa iinsade

  4. Saaxiibayaal D& M waa idin taageersanahay haddaan hawiye nahay annaga iyo adinkana isku doon ayaan saaranahay. Goboladaan koonfurta somaliyana waa in la idinkaga dambeeyaa. Daaroodku waa dhul boob haddii laga celi waayana hadde anagana qeybteena ayaan raadsaneynaa. Sskow buaale, husingow iyo inta magaalo ee magacoodu ku dhamaado -ow waa dhul raxan weyn. Waqtigii gumeysiga ayaana dadkaan la keenay.

  5. shariif sakiin waxa kadaran jawaari sababtoo ah sakiin ninkii hala aqoonsado dhahay intaasoo wadan warqad udiray uu kudhahay aqoonsada sakiin aa maalin walba wada shiraaan oo lagu cadaaadiyaa mooshinkeyga ii fuli danaheyga samey asna danta dadkiiisa iyi dhulkiisa meel leska dhigay marka waxba isma dhaaman kuwa matala digil iyo mirifle

Comments are closed.