Aqriso:- Xukumada oo Mar Kale Warqad Kasoo Saartey Shirka Ka Socda Magalada Baydhaba

0
281

Xasan-Sheekh-C-weli-iyo-JawaariGo’aan ay sida wadajir ah ugu saxiixan yihiin Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo ra’iisul wasaaraha xukuumadda iyo C/weli Sh. Axmed Maxamed oo lagu joojinaayo shirka ka socda magalada baydhaba.

Go'aanka_Madaxda_Dowladda

Daafeet.Com