Monthly Archives: April, 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawirada:-Wasiir ku xigeenka Qorsheynta,Iskaashiga caalamiga ah iyo Jaalilyadaha dibada Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo kulan la qaatay jaaliyada Bilgim

Waxaa shaley oo ey taariiqdu eheyd 26 bishii 4 ee 2014 booqosho ku tegey dalka Bilgim Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo...

Hambalyo Meherkii Liibaan Yuusuf Xasan iyo Zahra Cali Ibraahim

1. Xalima Sheekh Mukhtaar iyo Seygeda Maxamud Cali Bare 2. Axmed Sheekh Mukhtaar 3. Shamsa Sheekh Mukhtaar iyo Seygeeda Xasan Ibraahim 4. Ex- Wasiir Injineer C/casiis Sheekh...

Daawo sawirada:- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta Ciidan hor leh Tababar u furey

Mas'uuliyiinta dowlad goboleedka Koonfur-galbeed somaliya iyo guddoomiye ku xigeenka golaha guurtada, Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa maanta tababar uga furay magaalada Baydhabo boqolaal askari,...

Daawo :- Hogaamiyaha beelaha Reer Gooleedka oo digniin u direy Xukuumada Federalka iyo Hogamiyaha Raskambooni

Hogaamiyaha beelaha reer goleedka ee dega gobolka Jubada hoose Ing Yarow Sharif Adam  ayaa isaga oo la hadlaya telefishinka Universal waxaa uu digniin xoog...

Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta booqdey Xarumaha Wasaaradaas

Wasiirka wasaarada garsoorka, cadaalada iyo kobcinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Xaamud ayaa waxa uu maanta booqasho indha indhayn ah kusoo...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img