Dhegeyso: Maamulkii Buurhakaba oo Khilaaf soo kala dhex galey

0
73

burhakabaKhilaaf xoogan ayaa soo kala dhexgalay masuuliyiinta Maamulka Degmada Buurhakabo ee Gobalka Baay, sida uu xaqiijiyay masuul ka tirsan maamulkaasi.

Khilaafkaan ayaa wuxuu u dhaxeeya Guddoomiyaha Degmada Buurhakabo iyo kuxigeenkiisa, waxaana arintani ka hadley Guddoomiye kuxigeenka Degmada Buurhakabo Xuseen Maxamed Cali.

Guddoomiye kuxigeenka ayaa sheegay in ciidamo lagu soo dalbaday ciidamadaasina uu kusoo dalbaday Guddoomiyaha Degmada Buurhakabo.

 

Degmada Buur Hakaba
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Degmada Buur Hakaba Mobil
Daafeet.Com