Boliska Kenya oo laba Ruux maanta ku toogtey Xaafada Isliye oo ey Somalidu degto

0
111

kenyaBooliska Kenya ayaa aroortii hore ee saaka gudaha magaalada Nairobi toogasho ku dilay labo qof oo looga shakiyay argagaxisannimo.

Toogashada ayaa ka dhacday xaafadda Soomaalidu degto ee Eastleigh, waddada 12-aad ee agagaarka xaruntii hore KBC Garage.

Boolisku waxa ay sheegeen in ragga la toogtay ay ku hubeysnaayeen bam gacmeed, rasaas iyo baastoolad.

 
Daafeet.Com