Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Afgooye oo sheegey in la qaadey Isbaarooyinkii yaaley inta u dhexeysa Afgooye iyo Wanleweyn

1
196

cabdulahi ideeyGudoomiyaha Dagmada ayaa waxa uu sheegay In ay qaadeen ku dhawaad Saddex Jidgooyo oo lacago xad dhaaf ah looga qaadi jiray Darawalada kexeysa Gawaarida ka shaqeysa inta u dhexeysa Dagmooyinka Afgooye iyo walaweyn oo ka wada tirsan Gobalkaasi.

Waxa uu sheegay in Qaadista Jidgooyooyinkan ay ka danbeysay ka dib markii Dowlada Dhexe ee Dalka ay U balan qaaday Ciidamadii Jidgooyooyinkaasi ay u Yaalaan in ay U Dhameystiri doonto Tasiilaadkooda.

Waxa uu Hadalkiisa intaasi sii daba dhigay in Maamulka Guud ee Gobalka uu ku howlan yahay Tiro isbaarooyin ah oo wali yaala Dhabaha dheer ee Xiriiriya Afgooye iyo Wala weyn.

 

Iidaale

 

Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkaada

 

Iidaale Mobile
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. usuu ninka afgooye haaysidii digil waa mise habar gedir.taade kale sida d/mirifle ay inisraheen ma ku hadaloo gebdhoo la kusdadoow dhaca iyo boobka. war in ob siteena ngeeka digil iyo mirifle kaheey.

Comments are closed.